Boobe Yusuf: Ha kuu daalin 26 June Somali wayno kala tagnay

Hargeysa-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (boobe) ayaa si kulul uga jawabay gudi uu magacaabay Raysal-wasaaraha somaliya xasan cali khayre taasi oo uu ku sheegay gudida xusaska maalmaha qaranka.

Qoraa Boobe ayaa Raysal wasaaraha somaliya ugu baaqay in aanu ku daalin 26juun soomali wayna kala tagtay, balse looga baahan yahay in uu ku dadaalo nabada shacabka somaliya.

Halkan ka Daawo farriintii uu Boobe u diray Madax ku sheega Somaliya.

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares