Fikrada Guban

Fikrada Guban: Somaliland way inay noqotaa qaran xor ah oo ku salaysan dastuur iyo sharci

Qaran waxa dhisa dadkii isku dan ah oo ku heshiiya sharciyadii ay isku maamuli lahaayeen. Somaliland  ayaa ila hada sharci, dastuur
Read More »

Biixi oo afur u sameeyey Ganacsatada/Wadaadada Dalka

Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, ayaa caawa kulan  ballaadhan oo Afur ah, laguna daah-furayo wejiga koowaad qaadhaan ururinta masiibadii
Read More »

Fikrada Guban: Waa in la xakameeyo Beenta, Dacaayada BulshoTV Fidinayso

Waxaan doonayaa inaan idin la wadaago walaac  aan ka qabo jihada, habka ay u hawl galaan, iyo wararka ay fidiyaan qaar
Read More »

Somaliland: Wasaarada Caafimaadka Ayaa Ka Masuul Ah inuu xidhmo Wajaale Hospital 

  Wajaale Hospital oo furnaa mudo yar ayaa xidhmay iskuna  bedelay goob laga raro xoolaha. Hospitalku oo ay baxday lacag
Read More »

Fikrada Guban: Somaliland la-hayste u noqon mayso xildhibaano saaqiday

Maalmahan dambe waxaa maqlayaa hanjabaadyo iyo hadalo badan oo ka imaanaya odayaal, siyaasiin iyo xildhibaano matalaya beelo saluugsan tirada xildhibaanada
Read More »

Fikrada Guban: Wajaale, Arabsiyo waxay u qalmaan degmooyin is-maamula

Baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday waxay shalay  ansixiyeen sharci ay ku  qiimeenayaan degmooyinka Somaliland. Waxay u  kala qaybiyeen degmooyinka afar darajo. Hase
Read More »

Fikrada Guban: Si Abaaraha wax looga Qabto, Doorashada waa inaan Dib loo Dhigin

Mudo Sanad Ka badan Somaliland waxa Ka Jiray abaaro baxaad leh.Abaarahaas oo saameeyey guud ahaanba dalka, siiba reer Miyiga iyo
Read More »

Colonel Muse Biixi: Murashax Mudan inuu Hogaamiyo Somaliland

Toban maalmood ka dib, waxaa dhici doono shirweynihii xisbiga Kulmiye ee talada haya ay ku dooranayaan murashaxa madaxweynenimada  xisbiga 2017.
Read More »

Shares