Guddomiye Suleiman: Coladii Ceel-Afweyn maamulka Biixi ayaa xalinaya

Hargeysa(WJN) Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleebaan aadan ayaa golaha ku wargaliyay in ay galaan fasax bil shan iyo toban cisho ah

Sidoo kale gudoomiyaha guurtida ayaa sheegay in xal uraadinta colaada ceel afwayn ay udaayeen xukuumada madaxwayne biixi.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

 

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares