Maamulka Silanyo oo xayiraad ku soo rogay isticmaalka Zaadka iyo e-Dahab

Hargeysa, Somaliland GM)—Mudaaharaad salmi oo ay kaga cabanayaan sicirka bararka iyo qiimo dhaca ku dhacay Shilinka Somaliland ayey ganacsatada suuqa Gobanimo ee waqooyiga Hargeysa, ayey dhigeen maanta.Sarifka lagu sarifiyey shilinka  wuxuu marayey 9,000 SLSh halkii dollar.

Si maamulka Silanyo wax uga qabto qiime dhaca shilinka, waxay maanta  soo saareen tallabooyin ay ku xoojinayaan qiimaha shilinka. Waxay dawladu amar ku soo rogtay in aan loo isticmaali karin  Zaadka  iyo e-dahab,  boqol dollar wax ka yar.  Faahfaahin dheeraad  ah  ee go’aankaas  ka daawo videogan.

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares