Friday, December 13, 2019
Latest:
  • Baaq saxaafad: Shirkii afaraad ee Beel waynta Ciise Muuse oo ka dhici doona London December 28-29, 2019
  • Guban View: Wadani should ‘stop whining’ and focus on winning the 2020 Somaliland legislative elections
  • Secret documents: China detention camps ‘to prevent escapes’
  • Ethiopia’s ruling coalition agrees to form a signle party ahead of 2020 election
  • Somali Canadian peace activist was killed by stray bullet
Guban Media

Guban Media

Covering Horn of Africa Region

RSS
Follow by Email
Twitter
Visit Us
Follow

  • News
  • Education Blog
  • Opinion
    • Guban View
  • Gabiley Blog
  • GUBAN.TV
  • Warar
  • Faallo
    • Fikrada Guban
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Warar

Warar 

UN oo weli wada dagaal ka dhan ah Somaliland

September 19, 2019September 21, 2019 Ali Mohamed 139 Views 0 Comments

Hargeysa—Hay’ada IOM oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha dalka Somaliland ayaa tababar ay soo agaasintay oo lagu sheegay (Somalia joint intiative

Read more
Arday dugsi wax ku baranaysa. (Photo/file).
Education Blog Warar 

Video: Wasaarada Waxbarashada: “Dugsigaan Xeer Illaalinta ka diwaangashanayn ma shaqaynayo”

September 17, 2019September 17, 2019 Ali Mohamed 66 Views 0 Comments

DAAWO Xukuumadda Oo Mar Kale U Hanjabtay Dugsiyada Gaar Ka Ah “Dugsigaan Xeer Illaalinta ka diwaangashanayn ma shaqaynayo”.

Read more
Taliyahii ka goostay ciidamada Somaliland oo ay Puntland darajo siinayso.)photo/file)
Warar 

Cod sir ah: Taliyihii ka Goostay Ciidanka Somaliland oo ku hungoobay Puntland

September 17, 2019September 17, 2019 Ali Mohamed 78 Views 0 Comments

Cod sir ah: Taliyihii ka Goostay Ciidanka Somaliland oo Kashifay fadeexad uu kala kulmay Puntland. Arrintan waxay na tusaysaa in

Read more
Guddomiyaha Guutrida, Suleiman Maxamud.(photo/file)
Warar 

Guddoomiyaha Guurtida oo ku taliyey in wax laga qabto colaada Ceel-Afweyn

September 17, 2019 Ali Mohamed 61 Views 0 Comments

Hargeysa –Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku taliyey in aan la dhayalsan colaada Ceel-afweyn,wuxuuna ku baaqay in Xukuumadda

Read more
Somali women at a refugee processing center in North Africa.(photo/file)
Warar 

Somaliland: Warbixin ka Hadlaysa Tacaddiyada haweenka ee ka dhaca Goobaha malcaamadaha, shaqada iyo waxbarashada

September 10, 2019September 11, 2019 Ali Mohamed 122 Views 0 Comments

DULMANAHA AAN CADDAALADDA HELIN: Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Somaliland “Tacaddiyo badan ayaa ka dhaca Goobaha Waxbarashada, Shaqada iyo Malcaamadaha, kuwaas

Read more
M'weyne Biix oo madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Safiirka Ingiriiska, Amb. Ben Fender.(photo/file)
Warar 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Dalka Soomaaliya

September 9, 2019 Ali Mohamed 98 Views 0 Comments

Hargeysa -Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Britain, ayaa kala saxeexday heshiisyo mashaariic ay dawladda Britain hore uga waday Somaliland iyo kuwo

Read more
Wasaarada Waxbarashada ee Somaliland (Photo/file)
Warar 

Video: Dugsiyada gaarka loo leyahay oo ka cabanaya Wasaarada Waxbarashada

September 9, 2019 Ali Mohamed 110 Views 0 Comments

Video: Dugsiyada gaarka loo leyahay oo cabasho ka muujiyeye Wasaarada Waxbarashada.Maamulayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay oo ka cabanaya sida ay

Read more
Shirkii isgaadhsiinta Somaliland. (Photo/file)
Warar 

Video: Wasiirka Isgaadhsiinta oo soo xidhay  shirkii looga hadlayey isgaadhsiinta.

September 8, 2019September 8, 2019 Ali Mohamed 55 Views 0 Comments

Hargeysa—Wasiirka Isgaadhsiinta oo soo xidhay  shirkii isgaadhsiinta.Shirka waxa soo agaasimay wasaaradaas, waxa uuna ka socday mudo labo maalmood magaalada Hargeysa.

Read more
Faysal Cali Waraabe, guddoomiyaha xisbiga UCID. (photo/file)
Warar 

Video: Faisal Cali oo ka codsaday Biixi inuu cafiyo col. Caare

August 28, 2019August 28, 2019 Ali Mohamed 83 Views 0 Comments

Burco, Somaliland—Guddomiyaha xisbiga UCID oo ugu baaqay Biixi inuu cafiyo Col. Caare. Halkan hoose ka daawo muuqaalka:

Read more
Rain damages in Hargeisa. (Photo/file)
Warar 

Korontada Dahabshil oo kadeed ku haysa dadweynaha Hargeysa

August 28, 2019 Ali Mohamed 82 Views 0 Comments

Hargeysa—Bulshada ku dhaqan Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland waxa kaddeed iyo halis isku lamaan ku haya adeegga Korantadda oo aad mooddo

Read more
  • ← Previous
  • Next →
SIGN UP
for LATEST NEWS

Latest Video

Video of the week

Guban View

  • Guban View: Wadani should ‘stop whining’ and focus on winning the 2020 Somaliland legislative electionsGuban View: Wadani should ‘stop whining’ and focus on winning the 2020 Somaliland legislative elections
  • Opinion:The dishonest Horncable TV, ‘fake news’, and aviation security in SomalilandOpinion:The dishonest Horncable TV, ‘fake news’, and aviation security in Somaliland
  • Guban View: Dr Gaboose is a hypocrite and an apologist for SomaliaGuban View: Dr Gaboose is a hypocrite and an apologist for Somalia
  • Guban View: US losing influence to China in key Africa portGuban View: US losing influence to China in key Africa port
  • Guban View: Ismail Omar Guellleh, the Djibouti dictator, is not Somaliland’s friendGuban View: Ismail Omar Guellleh, the Djibouti dictator, is not Somaliland’s friend

Latest Posts

  • Baaq saxaafad: Shirkii afaraad ee Beel waynta Ciise Muuse oo ka dhici doona London December 28-29, 2019
  • Guban View: Wadani should ‘stop whining’ and focus on winning the 2020 Somaliland legislative elections
  • Secret documents: China detention camps ‘to prevent escapes’
  • Ethiopia’s ruling coalition agrees to form a signle party ahead of 2020 election
  • Somali Canadian peace activist was killed by stray bullet

Menu

  • News
  • About Us
  • Privacy Policy
  • Contact Us

Warar

Baaq saxaafad: Shirkii afaraad ee Beel waynta Ciise Muuse oo ka dhici doona London December 28-29, 2019
Warar 

Baaq saxaafad: Shirkii afaraad ee Beel waynta Ciise Muuse oo ka dhici doona London December 28-29, 2019

December 2, 2019 Ali Mohamed 0

Faallo

Cadami: Mucaarad xumaha maantu waa muxaafad xumihii shalay
Faallo 

Cadami: Mucaarad xumaha maantu waa muxaafad xumihii shalay

November 16, 2019 Ali Mohamed 0
Dr Gaboose, dalka waxa qaybiyey ninkii doorashada laga guuleystay ee diidey!
Faallo 

Dr Gaboose, dalka waxa qaybiyey ninkii doorashada laga guuleystay ee diidey!

November 8, 2019 Ali Mohamed 0
Copyright © 2019 Guban Media. All rights reserved.