Engr. Faysal Ali Waraabe oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo musharaxa madaxweynaha 2017 ee xisbiga UICD

Engr. Faysal Ali Waraabe, aassaasaha xisbiga UCID,  oo ku dhawaaqay waraysi uu siiyey Kalsan TV inuu u  tartamayo musharaxa madaxweynaha 2017 ee  xisbiga UICD.

Todobadkii hore,  Maxkamada sare ee Somaliland ayaa go’aamisay in labada garab ee xisbiga UCID ay qabsadaan shirweyne ay ku doorayaan musharaxa madaxweynaha 2017 ee xisbiga.

blank

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares