Warar

Kal-fadhigii Labaad ee Golaha Wasiirada Somaliland oo Maanta Qabsoomay iyo Go;aamo laga soo saaray

Kal-fadhigii labaad (2aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi
Sii Akhri »

Madaxweynaha JSL, Md. Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Safiirka Djibouti U Fadhiya Somaliland

Hargeysa-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland Md. Xuseen Cumar
Sii Akhri »

Madaxweyne Biixi oo magacaabay golaha wasiirada

wasiirada ee xukumaddiisa cusub,waxaana ay dhan yihiin 23 wasiir oo buuxa iyo 9 wasiir ku xigeen.  
Sii Akhri »

Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Joojiyey Xisaabaadkii Baananka Dalka

Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Joojiyey Xisaabaadkii Baananka Dalka Amarna Ku Bixiyey Inaan Waxba Laga Saarin Wakhtiga Ka Hadhay
Sii Akhri »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan Mahadnaq ah la Qaatay Wakiillo ka mid ah Guddiyadii Ololaha KULMIYE ee Gobollada Dalka

Waxa uu ka hadlay sida uu ula dagaallamayo dhaqannada waxyeellada ku ah dawladnimada iyo hantida qaranka ee uu musuqu ka
Sii Akhri »

Cirro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Dalka Ka Dhacday

Xisbiga mucaaraddka ah ee WADDANI ayaa gabi ahaanba qaadacay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee maalinkii Isniinta dalka ka dhacday. Waxaana murrashaxa
Sii Akhri »

KULMIYE oo ka Hadlay Natiijada Doorashada Madaxtooyada iyo Farriin uu u Diray Taageerayaashiisa & Mucaaradka

Hargeysa ( )- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay doorashadii Madaxtooyada ee ka qabsoontay dalka Isniintii toddobaadkan iyo halka ay
Sii Akhri »

Murrashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran oo si Wadajir ah Bulshada Somaliland ula Dardaarmay

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi waxa uu shacabka ugu baaqay inay codkooda ugu hiiliyaan Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland Hargeysa (
Sii Akhri »

Xarunta Xuquuqal Insaanku ay ka walaacsan tahay xayiradda baraha bulshada

doorashada lagu dhawaaqayo. Doorashada madaxwayne ayaa ka dhici doonta Somaliland Isniinta. Facebook, Twitter, WhatsApp iyo qaar kale oo baraha bulshada
Sii Akhri »

Hargeysa: Silanyo oo ku soo gunaanaday ololihii Kulmiye khudbad xiiso leh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta oo khamiis ah kala qayb-galay taageerayaasha Xisbul xaakimka Kulmiye oo maalintii
Sii Akhri »

Madaxweynaha oo Safar ugu Baxay Dalka Itoobiya Galabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Itoobiya, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka
Sii Akhri »

Muuse Biixi oo khudbad qiiro gelisay bulshada ka jeediyay Beerta Xorriyadda Hargeysa

  “Shacabka Somaliland waxaan ukala doorta horumar iyo dib u dhac, kala doorta koonfur oo inagu qososha iyo inaynu diidno
Sii Akhri »

Doorashooyinka SL: Muuse Biixi oo taageerayaasha Kulmiye kula hadlay  Khayriyada Hargeisa

Video: Iyadoo ay socoto ololihii doorashooyinka Somaliland, Muuse Biixi  ayaa taageerayaasha Kulimye kula hadlay  Khayriyada Hargeisa.    
Sii Akhri »

Silanyo oo la dardaarmay musharixiinta xafiiska madaxweynaha

Hargeysa-Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa xalay kulan casho sharaf ah isugu yeedhay saddexda murahax madaxweyne ee xisbiyada tartamaya, guddoomiyaha maxkamadda sare,
Sii Akhri »

Xildhibaan Saciid Rooble oo ka warramaya faraqa u dhexeeya xisbiga Kulmiye iyo Wadani.

Xildhibaan Saciid Rooble oo ka warramaya faraqa u dhexeeya xisbiga Kulmiye iyo Wadani.
Sii Akhri »

"Abdiqadir Jirde is hyprocite": Isagoo ka tirsanaa Golaha Wakiilada SL  25 sano, oo hadda isbedel doon iska dhigaya!!!

“Abdiqadir Jirde is hyprocite”:Isagoo ka tirsanaa Golaha Wakiilada SL  25 sano, oo hadda isbedel dooon iska dhigaya!!! Daawo videogan, isagoo
Sii Akhri »

Professor Samatar oo aad ugu ololeenaya Kulmiye

Boorma–Somaliland, Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo dadweynaha Borama ka iibinaya barnaamijka xisbiga Kulmiye.
Sii Akhri »

Daawo:Muuse Biixi oo la dardaarmay murrashaxiinta kale

 
Sii Akhri »

Somaliland oo ka jawaabtay eedihii Itoobiya uga jeedisay barakicinta Oromada

Wasiirka warfaafinta Itoobiya Dr. Ngeri Lencho oo saxaafadda kula hadlay Addis Ababa, ayaa sheegay inay Somaliland si sharci darro ah
Sii Akhri »

Feysal Ali oo magacaabay Musharaxa madaxweynaha ku xigeenka ee xisbiga Ucid

Hargeysa (Geeska)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku amaanayawuxuu dalka u qabtay, balse wuxuu dhaliilo
Sii Akhri »

Video--Hargeysa: Afar carruur oo ku dhimatay dab qabsaday guri

   
Sii Akhri »

Wasiirka ganacsiga oo war-war ka muujiyey dhul ganacsato laga siiyey Berbera

Berbera-Wasiirka ganacsiga Dr.Cumar Shucayb iyo maareeyihii hore ee dekeda Berbera Axmed Dirir haddana loo magacaabay maareeyaha hay’adda masiibooyinka ayaa wadajir
Sii Akhri »

"Xisbiyada waa iney ilaaliyaan xasiloonida," Wasiirka Amniga Somaliland

Hargeysa-Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka Xisbiyada Qaranka ugu baaqay inay ilaaliyaan sharciga, oo ay
Sii Akhri »

Video: Golaha Guurtida oo mudo kordhin hor leh u samaynaya Silanyo

Hargeysa, Somaliland(GM)–Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Suleiman Mohamud Aden, ayaa maanta furay halfadhigii 62naad ee Golaha Guuritida. kalfidhgaas oo ku soo  hagaagay
Sii Akhri »

40 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho

Mogadishu, Somalia- Ugu yaraan 40 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeryoodeen qarax sababay gaari ay saarnaayeen waxyaabo qarax
Sii Akhri »

Silanyo oo u gudbiyey Guurtida heshiiskii doorashada 2017 ee xisbiyada

Hargeysa, Somaliland-Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa shirguddoonka golaha guurtida u gudbiyay dib u dhaca ku yimi doorashada madaxtooyada ee ahayd
Sii Akhri »

Dilalkii qorsheysnaa oo weli Muqdisho ka socda

Mogadishu-Somalia, Rag hubeysan oo watay gaari ayaa rasaas oodda uga qaaday gaari uu la socday taliye kuxigeenkii hore ee hay’adda
Sii Akhri »

Video: Hogaamiyaha xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali oo aad u dhaliilay BBCda iyo professor ku-sheega Cabdi Samatar

Guddomiyaha xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo ku tilmaamay dawlada taagta daran ee Somalia iyo BBCda inay ka soo
Sii Akhri »

Silanyo oo u ambabaxay Ingiriiska

    Harehysa, Somaliland-(GM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo  oo safar gaar ah ugu baxay dalka Ingiriiska Maanta
Sii Akhri »

Maamulka Silanyo oo xayiraad ku soo rogay isticmaalka Zaadka iyo e-Dahab

Hargeysa, Somaliland GM)—Mudaaharaad salmi oo ay kaga cabanayaan sicirka bararka iyo qiimo dhaca ku dhacay Shilinka Somaliland ayey ganacsatada suuqa
Sii Akhri »

Silanyo oo la Kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub iyo Ingiriiska

    Hargeysa, Somaliland(GM)–Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo ayaa maanta 23.01.2017 Xafiiskiisa ku qaabilay wefti culus oo ka koobnaa
Sii Akhri »

Somalia: Puntland oo ku guuldaraystay inay Talaabo ka Qaado Kufsigii Labada gabdhood ee Degmada Goldogob

Mogadishu, Somalia(HOL) – Odayaasha dhaqanka degmada Goldogob ayaa ku gacanseyray in dhalinyarradii dhawaan kufsi wadareedka geysatay loo wareejiiyo maxkamada gobolka
Sii Akhri »

Doorashada madaxtinimada 2017 oo dib loo dhigay; abaaraha dartood

Hargeysa, Somaliland(GM)–Fadhi ay iskugu yimaadeen Madaxwayne silaanyo, Madaxweyne ku-xigeen Saylici, gudiga dorashooyinka, iyo murashixiinta xisbiyada qaranka waxay go’aan kugaadheen in
Sii Akhri »

Ismaaciil Buubaa, oo u olaleeya midnimada Somaliya,oo ku biiray Xisbiga Wadani

Hargeisa, Somaliland–Xisbiga wadani  oo maanta  ku qabsaday hotelka Ambassador  xaflad lagu soo dhaweenayey  siyaasiyiin wasiiro ka ahaan jiray maamulkii Riyaale,
Sii Akhri »

Engr. Faysal Ali Waraabe oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo musharaxa madaxweynaha 2017 ee xisbiga UICD

Engr. Faysal Ali Waraabe, aassaasaha xisbiga UCID,  oo ku dhawaaqay waraysi uu siiyey Kalsan TV inuu u  tartamayo musharaxa madaxweynaha
Sii Akhri »

Maxkamada sare ee Somaliland oo go’aamisay in musharaxa madaxweynaha 2017 ee xisbiga UCID ay shirweyne ku doortaan.

Musharaxa Madaxweynayaha 2017 ee xisbiga cadaalada iyo  daryeelka(UCID) muddo dhawr sano ah waxaa isku  haystay  hogaamiyaha xisbiga UCID, Engr. Faysal
Sii Akhri »