Safaarada Mareykanka Ee Kenya oo Sheegtay Inaanay Aqoonsanayn Dukumeentiyada Somalia
Nairobi, Kenya—- Safaaradda Mareykanka ee Nairobi, ayaa sheegtay inaanay aqoonsanayn dukumeentiyada Soomaaliya laga soo qaato ee ay bixiso dowladda Soomaaliya.
Soomaali badan oo xaraystay barnaamijka baqtiyaa-nasiibka ee loo yaqaano Lottery, ayay arrintaan saameyn ku yeelatay, kuwaas oo dib loogusoo celiyay qoraallo loogu sheegayo in Safaaradda Mareynkanka ee Nairobi aysan aqoonsanayn dekumentiyadooda.
Nairobi (Hargeisa Press) – Safaaradda Mareykanka ee Nairobi, ayaa sheegtay inaanay aqoonsanayn dukumeentiyada Soomaaliya laga soo qaato ee ay bixiso dowladda Soomaaliya.

Hargeisa Press