Warar-Faalo

Sharaxaad: Waxa uu ku salaysan yahay muranka siyaasadeed ee doorashada JSL 2022

Daawo Abdirahman Dheere oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa barlamaanka JSL oo sharaxaya waxa uu ku salaysan isqab-qabsiga siyaasadeed ee Somaliland
Sii Akhri »

Ololihii doorashooyinka madaxtinimada 2022 iyo hogaanka xisbiga Kulmiye oo ka bilaabmay Madaxtooyada JSL

Hargeysa– Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley Salaadiin ka socday Bariga Burco/Caynaba oo uu madaxweynuhu
Sii Akhri »

Sheik Aden Siiro: Halyey, mufti Ka dhex-muuqday culimadda Somaliland wakhtigii ay Al-shabaab soo weerartay Somaliland Oktober 2008

  Janadii Fardawsa Ha Ka Waraabiyo Sheikh Adan Siiro: Sheikh Adan Siiro…Mufti Ah Muwaadin Dhab Ah Oo Ka Dhex-muuqday Culimadda
Sii Akhri »

Fikrada Guban: Somaliland way inay noqotaa qaran xor ah oo ku salaysan dastuur iyo sharci

Qaran waxa dhisa dadkii isku dan ah oo ku heshiiya sharciyadii ay isku maamuli lahaayeen. Somaliland  ayaa ila hada sharci, dastuur
Sii Akhri »

Madaxweyne Biixi oo shacabka reer Ceerigaabo goob Fagaare ah kala hadlay

Ceerigaabo-15-06-2022-(MT-JSL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayaa maalmahanba ku sugnaayeen gobolka Sanaag,
Sii Akhri »

Maamulka Biixi oo joojiyey mashaariicda horumarineed ee ku jira odoroska miisaaniyadda sannadeedka 2022-ka

Fadhigii Golaha Wasiirradda Jamhuuriyadda Oo Lagu Go’aamiyey In La Joojiyo Mashaariicda Horumarineed Ee Ku Jira Odoroska Miisaaniyadda Sannadeedka 2022-ka. War-Saxaafadeed-16-06-2022-(MT-JSL)-Fadhigii 93aad
Sii Akhri »

Maayarka Hargaysa oo ganafka ku dhuftay mudaharaadka ay ku baaqeen Cirro/Feisal

Hargaysa—Duqa caasimada Somaliland ee Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa ka hor yimid mudaharaadka ay xisbiyada mucaaradku abaabulayaan. Waxaanu u soo
Sii Akhri »

Feisal Ali: Cigaal waa Aasaasihii Somaliland

Hargaysa—Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa si weyn u amaanay doorkii taariikhda siyaasadeed ee Somaliland iyo Soomaaliyaba ku lahaa
Sii Akhri »

Marwo Faduma Saciid oo Warbixin ka siisay Barlamaanka Ingiriiska Dabkii Suuqa Waaheen

London—-Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah haweenka haldoorka Somaliland, islamarkaana xilligan ah La taliyaha xidhiidhka caalamiga ah ee gollaha
Sii Akhri »

Dabkii Waaheen:Ciidamada Oo Lacago Ku Wareejiyay Guddiga Taakulaynta Suuqa Waaheen

Hargaysa—Ciidamadda booliska, Asluubta, ciidanka Laanta socdaalka iyo ciidanka ilaaladda madaxtooyadda Somaliland ayaa maanta qaadhaan lacageed ku wareejiyay guddiga gurmadka suuqii
Sii Akhri »

Weerar Lagu Qaaday Guri Uu Ku Sugnaa Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya

Gaalkacyo, Somalia – Hal askari ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ay ku dhawacmeen oo uu ku jiro taliye ku-xigenkii
Sii Akhri »

Biixi oo afur u sameeyey Ganacsatada/Wadaadada Dalka

Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, ayaa caawa kulan  ballaadhan oo Afur ah, laguna daah-furayo wejiga koowaad qaadhaan ururinta masiibadii
Sii Akhri »

Wakiilo ka socday UN iyo EU oo eegaya khasaarihii dabka suuqa Waaheen

Hargeysa – Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo ka jawaabaya baaq ku aaddan masiibada Suuqa Waaheen, ayaa wefti culus oo
Sii Akhri »

Safaarada Mareykanka Ee Kenya oo Sheegtay Inaanay Aqoonsanayn Dukumeentiyada Somalia

Nairobi, Kenya—- Safaaradda Mareykanka ee Nairobi, ayaa sheegtay inaanay aqoonsanayn dukumeentiyada Soomaaliya laga soo qaato ee ay bixiso dowladda Soomaaliya.
Sii Akhri »

Markab Talyaani oo ka badbaadiyey 65 Doon tahriib ah oo ka kaxaysay Libya

  Markab xamuul qaada ayaa badbaadiyey 65 tahribiyaal  isugu jiray caruur iyo haween, kana qaxayey Libya. Dadkan oo sarrnaa doon
Sii Akhri »

Faalo: Ibrahim Meecaad oo uga digay reer Gabiley "Tolayeey ii codeeyo isku reer baanu nahay"

Ottawa, Canada—Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo ka mid ah aqoonyahan reer Somaliland Ee ku dhaqan dalka Canada Ismarkaana kamid ahaahormuudkii
Sii Akhri »

Sharaxaad: Dhul boobka Maamulka Biixi ka wado Banka Wajaale!

Banka Wajaale, Gabiley—-Odayaasha ,waxgaradka Iyo dhalinyarada Beesha Yoonis Galbeed ee degta degmada Wajaale Iyo deegaanada ku xeeran ee gobolka Gabiley
Sii Akhri »

Faallo: Muuse Biixi oo ka Abaal-Daray Taageeradii Reer Gabiley ee Doorashadii 2017

Gabiley, Somaliland—-Tan Iyo Intii Uu Xilka Madaxwaynaha la Wareegay Muuse Biixi Cabdi Waxaa soo kordhaayay tabasho badan oo farta ku
Sii Akhri »

Fikrada Guban: Waa in la xakameeyo Beenta, Dacaayada BulshoTV Fidinayso

Waxaan doonayaa inaan idin la wadaago walaac  aan ka qabo jihada, habka ay u hawl galaan, iyo wararka ay fidiyaan qaar
Sii Akhri »

Somaliland: Wasaarada Caafimaadka Ayaa Ka Masuul Ah inuu xidhmo Wajaale Hospital 

  Wajaale Hospital oo furnaa mudo yar ayaa xidhmay iskuna  bedelay goob laga raro xoolaha. Hospitalku oo ay baxday lacag
Sii Akhri »

Maxkamadaha Somaliland oo wax ka qaban la kufsiga baahsan ee carruurta

Waxa naxdin wayn, amakaag iyo afkalaqaad ku noqday qofkasta oo damiir leh xukunka maxkamadda Racfaanka ee Burco ku ridday dhagar-qabayaal.
Sii Akhri »

Cadami: Mucaarad xumaha maantu waa muxaafad xumihii shalay

Hargeisa—Inta badan ma dhacdo umaddu sida ay u dhantay in ay isku aragti ka noqoto ama si u wada aragto
Sii Akhri »

Dr Gaboose, dalka waxa qaybiyey ninkii doorashada laga guuleystay ee diidey!

Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafadda guud ahaan, gaar ahaanba,”ASCWW” Intaasi kadib maanta waxaa saxaafadda gudaha Ee Somaliland, gaar ahaan
Sii Akhri »

Waa in la joojiyaa musuqmaasuqa qaawan uu Dahabshil Group kula wareegay tamarta Somaliland

Hargeisa—Dhawaan ayey  ahayd  markii Madaxwaynaha Somaliland Muse Biixi xadhiga ka jaray mashruuca Bacado ee Shirkada Sompower ka hirgalisay waqooyiga magaalada
Sii Akhri »

Cadami:Tayada waxbarashada waxay ku xidhan tahay aqoonta iyo xirfada macalimiinta

Hoggaamiyihii ama ra’isal wasaarihii hore ee waddanka Israel Mr Shimon Peres wuxuu yidhi: Dal kasta horumarka uu samaynayo ama samayn
Sii Akhri »

Sanbalooshe: Sax ma aha in Somaliland u xidhnaato 'Dad iyagu dhiigooda xaalaystay, oo is-cunaya, oo aan waxba kala maqlayn.'

Waxaan goor dhawayd daawaday waraysi uu bixiyey taliyihii hore ee nabadsugida Somalia, Sanbalooshe ee aragtidiisa ku aadan Somaliland.  Isagoo ka
Sii Akhri »

Muhammed Dhimbil: Somaliland talo ugama baahna kaliye-taliyaha Jabuuti

Siyaasi Maxamed Dhimbiil oo kamida aqoonyahanka reer Somaliland ee badi falanqeeya siyaasada Somaliland waxa ka dhacaya geeska ayaa si kulul
Sii Akhri »

Abdirahman Fidhinle: Talooyin ku aadan sidey Wasaarada waxbarashada ula xisaabtami lahayd dugsiyada gaarka

London–Waxaynu wada ognahay in JSL hayadaha gaarka loo leeyhay ay aad uga horeeyaan hayadaha dawliga ah, Hadii aan xeerar lagu
Sii Akhri »

Abdirahman Fidhinle: Wasaarada Waxbarashada waa inay xakamaysaa dugsiyada gaarka

Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland oo ahaa 217 dugsi ayaa haatan gaadhay 315 Dugsi ku waas oo isugu jira kuwo Sare/
Sii Akhri »

Maxaa hoos u dhigay heerka waxbarasho ee dugsiyada dawlada?

Burburkii Dalka guud ahaan, waxa sidoo kale bur-buray dhammaan adeegyadii bulshada sida waxbarashada iyo Caafimaadka. Haddaynu ka hadalno  dhinka waxbarashada,
Sii Akhri »

Rashiid Odowaa: Musuq-maasuqa  iyo halista ku  xeeran

Rashiid Odowaa: Musuq-maasuqa  iyo halista ku  KU xeeran Erayga Musuq iyo Maasuq kolkiisa hore wuxu ka yimid afka qalaad (Corruption)
Sii Akhri »

Faallo: Caarre ma ciidanka JSL buu yahay mise reer?

“Wax u diiddan baa jira Faraskana durduradee” Abw. Gaariye. Sideedaba arimaha Ciidanku way ka madaxbanaan yihiin Siyaasad, Reero ama Beelo,
Sii Akhri »

Ayanle Blog: Gabiley/Guban waa gobol leh dad, dhul iyo dhaqaale leh, una taagan nabada Somaliland

Inta S​omaliland dimuqraadiyadu ka jirtay waxa halhays noqday: Cidday Gabiley u codayso ayaa guulaysata.Gabiley waxay noqotay Ohio yadii Somaliland. Waxaan
Sii Akhri »

Maamulka Biixi waa inuu la yimaadaa baarnaamij lagu jaheenayo dhallinyarada

Daraasad  dhawaan lagu lafo guray Xaaladaha dhalinyarada JSL ayaa waxaa ka soo baxday in Somaliland dhalinyarada da’doodu ka yar tahay 30 jirka
Sii Akhri »

Somalilandta Qarsoon !!

Waa danyar aad ka naxayso hoyga ay ka galaan dhaxanta iyo roobka iyo waliba qoraxda kulul ee dalka, waa qoys
Sii Akhri »

Zaylici: Ma madaxweyne ku-xigeenka JSL baa mise waa caaqil reer?

8/14/2019 Lewis Center, Ohio—Somaliland waxay jirsatay 28 sano; ilaa iyo haddana ma jiraan nidaam ama hab  keexaya xuduudada  gobolada, degmooyinka
Sii Akhri »

Fikrada Guban: Somaliland la-hayste u noqon mayso xildhibaano saaqiday

Maalmahan dambe waxaa maqlayaa hanjabaadyo iyo hadalo badan oo ka imaanaya odayaal, siyaasiin iyo xildhibaano matalaya beelo saluugsan tirada xildhibaanada
Sii Akhri »

Yemeni ganacsigii hoose Soo gashay ayaa suuqii ka saartay jeeblihii Somaliand

Aduunka ma jiro waddan aad manta soo galayso ood barina kontaynar timir ah amma mid dhar ah aad soo waaridaysa.
Sii Akhri »

Yusuf: Musharaxiinta baarlamaanka waa in lagu soo xulaa karti iyo khibrad

Doorashada Golaha Wakiilada iyo Degaanka waxaa la filayaa in ay dhacdo wakhtigii loo qabtay. Waa sida ay Xusbiyadu ku heshiiyeene,
Sii Akhri »

Fikrada Guban: Wajaale, Arabsiyo waxay u qalmaan degmooyin is-maamula

Baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday waxay shalay  ansixiyeen sharci ay ku  qiimeenayaan degmooyinka Somaliland. Waxay u  kala qaybiyeen degmooyinka afar darajo. Hase
Sii Akhri »

Rashiid Odowaa: Caqabaha horyaala saxaafada Somaliland

Hargeisa—Marka hore saxaafadda waxa loo tixgeliyaa inay tahay Rukun aad muhiim ugu ah Dowladnimada,waxa lagu tiriyaa inay tahay Tiirka afraad
Sii Akhri »

Biixi oo mowqif cad iska taagay wada hadalo la yeesho Muqdisho

Werwerkii iga hayey Soomaaliya wuu iga hadhay  tan iyo markii la doortay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo aan ku kalsoon
Sii Akhri »

Hoos dhac ku yimid ganacsigii suuqyada xilliga ciida---dhaqaale xumo darteed

Waxaa jira hoos u dhac dhaqaale oo baahsan waxaan u kuurgalay indho-indheyna ku sameeyey xaaladda suuqa Hargeysa. Waxaan dareemay in
Sii Akhri »

Xusuus qor, sidii ayuu ahaa jawiga Hargeysa,May 27-31keedii,1988

Hargeysa—Waxan ku noolaa Magaalada Hargeisa,xaafadda Qurac dheer waxan dhigan jiray Skuulka maxamuud Axmed Cali fasalka koowaad ee dugsiga sare,waayo adag
Sii Akhri »

La kulan Stephen Sucker---wareystaha dunida ugu caansan

Hargeysa, Somaliland—Suxufiga indhaha iyo dhagaha furani wuxuu balaadhiyaa daawashada, dhegaysiga iyo wax akhriska,si uu u helo macluumaad uu ku kabo
Sii Akhri »

Ulajeedada ka dambeysa tabliiqa siyaasadeed ee Prof. Samatar iyo Galeyr

Walaalayaal, Mucjisooyinka ayay ka mid tahay in qofka Soomaaliga ah uu subax walba kuula yimaaddo weji cusub. Sayid-kii oo yaabban,
Sii Akhri »

Hassan Hussein Abdi: Somaliland uma baahna aqoonyahano buka

In su’aal la geliyo xuska maalinta qaranka Somaliland 18 May,waxa si toos ah u soo bandhigay Prof. Samater oo dad
Sii Akhri »

Xaaji Abdikarim Xuseen Yusuf: Nabadoonkii Somaliland

Alle haw naxariiste waxa shalay duhurnimadii ku geeriyooday magaalada Hargeysa Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe), oo ay da’diisu ahayd 122
Sii Akhri »

School-ka Abaarso: Iftiinka Baxaaya, Ishii Buktaay ku Bikaacso

Hargeysa, SL–Baryahan dad xumaha jecel oo samaha neceb ayaa weerar ku soo qaaday sumcadda dugsiga Abaarso ee Somaliland mahadisay. Guddiga
Sii Akhri »

Dawladaha Hoose oo ku Fashilmay adeegii Shacabka

Hargeysa–SL, Magaalada Hargeysa oo ah caasimada Jamhuuriyada Somaliland waxaad aad ku arkaysaa qashinka iyo uskaga rasaysan laamiyada halbawlayaasha ee dhex
Sii Akhri »

Xakamaynta Zaadka iyo E-Dahabku xal ma u yahay sicir bararka?

Ma helnay halkii dhaqaaluhu ka degay? Ama ka fidhiisan la’ yahay? Waxa sida aynu wada ognshay dawladu u xil saartay
Sii Akhri »

Dhambaal Side: Dalxiiska magaalada taariikhiga Seylac & Jasiirada Sacaadadiin

Seylac:magaalo taariikhi ah Seylac waa  magaalo leh taariikh gabowday oo ilaa qarniyo hore la dagenaa, haatana waa magaalo madaxda gobolka Salal.
Sii Akhri »

Yasmin Hadraawi:Somaliland waa Hibo & Haybad Eebe ina siiyey

Yasmin Omar Hadrawi Marka hore Illahay baa Mahad leh, nabada uu ina siiyey xili mandaqada aynu ku nool nahay gubanayso
Sii Akhri »

Cadami: Talooyin ku socoto Musharixiinta Madaxweynaha, Q2-3

Dhaqaalaha iyo Sixir Bararka Somaliland waa dalka ugu liita Mandaqada Bariga Afrika dhinaca dhaqaalaha. Laakiin taas macnaheedu maaha Somaliland way
Sii Akhri »

Cadami: Talooyin ku socoto Musharixiinta Madaxweynaha, Q1

Waxa dhawaan si rasmi ah u bilaabmaya ololihii doorashada Madaxtooyada inkasta oo uu markii horeba iska socday, markii xisbiyadu ka
Sii Akhri »

Muuse Biixi/C. Saylici waa lagu aamini karaa hogaanka dalka.

Waxa muhiim ah inaan is garab dhig Siyaasadeed ku samaynno Madaxda Doonaysa inay barri Xilka innoo Qabtaan innagoo maalinba Dhinac
Sii Akhri »

Doorashada 2017 waa inaan dib loo dhigin mar kale

Madaxweyne Siilaanyo markii uu xilka madaxtinimada dalka la wareegay (August 2010) waxay isaga iyo kooxdiisu si ku talo gal ah markiiba
Sii Akhri »

Daraasad muhiim ah:Heshiis saldhig militari aan bulshada daaha uga faydno

Haddaba waa xaqiiq in kala hororsi Istraajiyadeed oo ay sababtay xasaradaha guud ahaan caalamka ka oogan keento in Somaliland il
Sii Akhri »

Somaliland waa inay qaadacdaa BBC-laanta af Soomaaliga

Labadan idaacadood(BBC iyo VOA laanta af Somaliga) waxay caadaysteen la dagaalanka Somaliland.Waxay noqdeen goobo laga faafiyo wararka lidiga  ku ah
Sii Akhri »

Xadhiga wariye ku sheega, Coldoon, waxay tusaale u noqonaysaa dhuuni-qaatayaasha kale

Ninka isku magacaaba wariyaha, hase yeeshee aan ahayn, ee meelahaa la wareega kamarad u ku fadeexadaynayo dalkeenna iyo dadkeena danyarta
Sii Akhri »

Lacagta wadanka laga isticmaalo, ma dawalada mise shirkado ayaa maamula?

Waxa muuqata in wax badani isku dhex walaaqan yihiin, una baahan yihiin in la kala hufo oo la kala haadiyo
Sii Akhri »

Doorka Zaad iyo E-Dahab ku leeyihiin qiime dhaca shilinka Somaliland

Ka dib markii uu dhacay qiima kac wayn oo ku yimi sarifka dollarka ee aadka u dhibay bulshada Somaliland waxaa
Sii Akhri »

Doorashada Somaliland? Maantana Far Baan Maydhayaa Ha Fadhiyo Geelu!!!

Gobollada bariga Somaliland waxa ka dhacay abaaro ba’an. Waa loo gurmadaa wixii karaankeen ah. Waa masiibo rabbaaniya, culumaduna ina badan
Sii Akhri »

Somaliland waxa haysta Hoggaan la’aan

Somaliland waxay maraysaa marxalad hubaal la’aan ah oo shacbigu aanu ku niyad samaan Karin. Duruufaha argagaxa leh ee abaartu wadato
Sii Akhri »

Fikrada Guban: Si Abaaraha wax looga Qabto, Doorashada waa inaan Dib loo Dhigin

Mudo Sanad Ka badan Somaliland waxa Ka Jiray abaaro baxaad leh.Abaarahaas oo saameeyey guud ahaanba dalka, siiba reer Miyiga iyo
Sii Akhri »

Somaliland: Doorashada oo Dib loo Dhigaa waa Bilowga Fowdo Cusub

Ilaahey abaarta ha inaga qaado oo dhibaatadaa dadkeena heysaa dheef xalaal ah ha uugu bedelo. Dadka dhibaatadu heysataa inaga ayuunbey
Sii Akhri »

Sheekh Aadan "Siiro" oo noqday siyaasi mucaarid ah, fidiyana dacaayado raqiis ah.

Sheekh Aadan “Siiro” oo ka mid ah culaamu’diinka Somaliland, isla markaana si joogto ah faraha ugula jira siyaasadda  dalka, ayaa
Sii Akhri »

Colonel Muse Biixi: Murashax Mudan inuu Hogaamiyo Somaliland

Toban maalmood ka dib, waxaa dhici doono shirweynihii xisbiga Kulmiye ee talada haya ay ku dooranayaan murashaxa madaxweynenimada  xisbiga 2017.
Sii Akhri »

Shares