Posted on July 14, 2022 by guban99

Qaran waxa dhisa dadkii isku dan ah oo ku heshiiya sharciyadii ay isku maamuli lahaayeen. Somaliland ayaa ila hada sharci, dastuur
Read More »
Posted on April 9, 2022 by guban99

Hargeysa – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, ayaa caawa kulan ballaadhan oo Afur ah, laguna daah-furayo wejiga koowaad qaadhaan ururinta masiibadii
Read More »
Posted on September 13, 2020 by guban99

Waxaan doonayaa inaan idin la wadaago walaac aan ka qabo jihada, habka ay u hawl galaan, iyo wararka ay fidiyaan qaar
Read More »
Posted on September 11, 2020 by guban99

Wajaale Hospital oo furnaa mudo yar ayaa xidhmay iskuna bedelay goob laga raro xoolaha. Hospitalku oo ay baxday lacag
Read More »
Posted on August 7, 2019 by guban99

Maalmahan dambe waxaa maqlayaa hanjabaadyo iyo hadalo badan oo ka imaanaya odayaal, siyaasiin iyo xildhibaano matalaya beelo saluugsan tirada xildhibaanada
Read More »
Posted on July 21, 2019 by guban99

Baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday waxay shalay ansixiyeen sharci ay ku qiimeenayaan degmooyinka Somaliland. Waxay u kala qaybiyeen degmooyinka afar darajo. Hase
Read More »
Posted on January 15, 2017 by guban99

Mudo Sanad Ka badan Somaliland waxa Ka Jiray abaaro baxaad leh.Abaarahaas oo saameeyey guud ahaanba dalka, siiba reer Miyiga iyo
Read More »
Posted on November 4, 2015 by editor

Toban maalmood ka dib, waxaa dhici doono shirweynihii xisbiga Kulmiye ee talada haya ay ku dooranayaan murashaxa madaxweynenimada xisbiga 2017.
Read More »