Cod sir ah: Taliyihii ka Goostay Ciidanka Somaliland oo ku hungoobay Puntland

Cod sir ah: Taliyihii ka Goostay Ciidanka Somaliland oo Kashifay fadeexad uu kala kulmay Puntland. Arrintan waxay na tusaysaa in uu Gen. Taani ku saxsanaa hadal uu sheegay maalin uu shir jaraaid uu qabtay. Dulucda jananka hadalkissa oo ahaa : Ciidamada bariga Sanaag laga qoray daacad uma aha Somaliland. Ma aha dad aaminsan dawladnimda, calanka iyo jiritaanka Somaliland. Hadalka si fiican u dhuux:

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares