Daawo: Xisbiga Ucid oo ku eddeeyey xildhibaano inay wadaan kicin dadweyne

HARGAYSA(WJN) Xisbi cadaalada iyo daryeel somaliland ee Ucid ayaa digniin udiray xilshibaano uu sheegy in ay abaabulayaan kicin shacbi oo lagu caqabadaynayo doorashada

Sidoo kale xisbiga ucid ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ku tumatay xariyarul qawlkii xadhigna kula kacday weriyayaal dhawm ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares