Golaha Guurtada: Waa in dib loo furo idaacadii Radio Hargeysa

Hargeysa(WJN) Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa masuuliyiinta wasaarada warfaafinta ugu baaqay in deg deg loo furo idaacadii qaran oo mudo  hawad ka maqnayd.Xildhibaanadan ayaa sheegay in deegaanadii laga dhagaysan jiray imika laga dhaygayso idaacado xumaanta Somaliland faafiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares