Video: Golaha Guurtida oo mudo kordhin hor leh u samaynaya Silanyo

Hargeysa, Somaliland(GM)–Guddoomiyaha Golaha Guurtida, Suleiman Mohamud Aden, ayaa maanta furay halfadhigii 62naad ee Golaha Guuritida. kalfidhgaas oo ku soo  hagaagay xilli dalku ay ka taagan yihiin abaaro aad u xun. Abaarahaas oo sababay in aan doorashada 2017 la qaaban waayo.Suleiman waxa uu sheegay inu uu golahu uu waajbkiisa uu ka gudan doono sidii mudo kordhin  hor leh loogu samayn lahaa maamulka Siilanyo, oo wakhtigiisii uu ku ekaa 2015.

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares