Ismaaciil Buubaa, oo u olaleeya midnimada Somaliya,oo ku biiray Xisbiga Wadani

Hargeisa, Somaliland–Xisbiga wadani  oo maanta  ku qabsaday hotelka Ambassador  xaflad lagu soo dhaweenayey  siyaasiyiin wasiiro ka ahaan jiray maamulkii Riyaale, iyo Ismaaciil buuba, oo u ololeeya midnimada Somalia, jagooyin kala duwanaa ka soo qabtay dawladihii taagta darnaa ee loo dhisay Somaliya.

Munasibadaas oo qayb ka ah ololaha xisbiga waddani ugu jiro doorashada madaxweynaha 2017.Waxa goobtaas hadalo kooban ka jeediyey Guddomiyaha xisbiga wadani Cirro, Ismaaciil Buuba iyo odoyaal dhaqameed.

GubanMedia

blank

 

 

 

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares