Suldan Xuseen: Col. Caare waa in maxkamad la horkeenaa

Halkan daawo: Suldaan Xuseen Xasan Waraabe oo ku tilmaamay Col. Caare dambiile oo baahan in maxakamad la horkeeno. Suldaanku wuxxu igu yeedhay odayaasha waan waanta wada inaysan dambiile difaacin oo ay nabada ilaaliyaan. Suldan Xuseen waxa kaloo dawlada ugu baaqay inay nabada ka shaqayso. Ugu dambayntiina, suldaanku waxa uu kula dardaarmay  dadweynaha Somaliland inay ay ka shaqeeyaan midnimada qaranka.

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares