Video: Dugsiyada gaarka loo leyahay oo ka cabanaya Wasaarada Waxbarashada

Video: Dugsiyada gaarka loo leyahay oo cabasho ka muujiyeye Wasaarada Waxbarashada.Maamulayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay oo ka cabanaya

sida ay Wasaarada Waxbarshada u maamushay  deeq waxbarasho ay dawlada ugu deeqday Somaliland. Maalulyaashu waxay ku eedeenayaan Wasaarada Waxbarashada inay ka qadisay deeqda waxbarasho ardada dhigata dugsiyada gaarka loo leeyahay.

 

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares