Banka Wajaale: Wasaarada Beeraha oo ceel biyood kala wareegtay hayad samafal ah

Banka Wajaale–Wasiirka wasaarada Beeraha, Axmed Muumin ayaa kala wareegtay hayad samafal oo Kuwaiti ah ceel biyood ay ke hirgelisay Bank Wajaale.

Ceelka oo ay isticmaali doonaan beeralayda iyo xoolo dhaqata reer Wajaale.

Daawo la wareegtiista ceelka ee Wasiirka Beeraha, Axmed Muumin.

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares