Faduma Saciid oo iska casishay Xisbiga Wadani

Hargeysa— Faduma Saciid, xoghayihii arrimaha Dibada ee xisbiga Wadani oo iska casishay xilkaas. Iyadoo kula hadlaysay warbaahinta gurigeeda waxay

sheegtay inay ka daashay siyaasada Somaliland ee ku salaysan is qab-qabsi ee waxba looga qaban dhibatooyinka ka taagan wadanka acheter generique viagra. Faduma waxay sheegta inay noqon doonto siyaasi madaxbanaan oo qayb ka qaata sidee Somaliland loo hormarin lahaa.

Daawo waraysiga Faduma Saciid oo dhan:

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares