Faysal Cali: Kaliye-taliyaha Jabuuti, Cumar Geele, ma aha saaxiibka Somaliland

Hargaysa– Guddomiayaha xisbiga UCID, Faysal Cali, oo ku eedeyeyey in kaliye-taliyaha Jabuuti, Cumar Geele, uusan dhexdhexaad ka ahayn colaada ka dhaxeeya Somaliland iyo Somalia.Faysal waxa uu shaagay in Geele uu ka qayb ka yahay dagaalka ka socda Somalia, sidaas darteed; uusanka qayb ka  qaadin karin xal u halista dagaalkaas mudada badan socday.

Daawo Faysal Cali oo ka hadlaya arrintaas:

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares