Video: Wasiirka Isgaadhsiinta oo soo xidhay  shirkii looga hadlayey isgaadhsiinta.

Hargeysa—Wasiirka Isgaadhsiinta oo soo xidhay  shirkii isgaadhsiinta.Shirka waxa soo agaasimay wasaaradaas, waxa uuna ka socday mudo labo maalmood magaalada Hargeysa.

 

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares