Video: Cali Khalif oo ka hadlay furitaankii shirka xisbiga Wadani

Burco–(GM)Cali Khalif, isagoo ka hadlyayey furitaankii xisbiga Wadani waxa uu yidhi, “Xisbiyadu waa inay la yimaadaan barnaamijyo siyaasadeed oo wax looga qabto daruufaha wadanka ka jira.” Kalfadhiga  xisbbiga Wadani  waxa uu  ka furmay magaalada Burco. Waxaana uu uga  qaybgalay isagoo matalayey  kooxda Khaatumo.

Ka daawo videoyahan  qayb ka mid hadalkii Cali Khaliif:

 

Please follow and like us:
Whatsapp
Shares